HOME
Computer
Wholesale
Web hosting
Credit Card
Insurance
Broadband
Shops Links
Mortgages
Dating
Sports
Utility
About US

Contact US

Salaamu calaykum walalayaal
Mudanayaal iyo Marwooyin  waxan idin ogaysiinaynaa kambinigan cusub ,oo la magac
baxay SmartChoice COMPANY, waxow idinka saacidayaa in ow idiin iibgeeyo alaabha
cusub iyo kuwa  mustacmalka ah oo wali shaqaynaya ,alabahaas mustac malkaana waa
in ay noqdaan kuwa shaqaynaya,,sida teleefonada  ,kunbuyuutarada ,Taleefishinada
,Alabaha guryaha ,Baabuurta ..
waxa kaloon idin iibgaynaynaa sida
guryaha , Boosas banaan,
guriga iyo boosku waa in  ay ku yaaliin Somalia ,waxalayaal nagala soo xiiri
kartiin , Tel ,(44) 07939575722, Email somalimarket@hotmail.com,


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Payment Options: Credit Cards and Debit cards: Visa Card/Master CardSwitch, Solo, Delta, Visa Electron
©2005 All rights reserved somalimarket.com                                                                     Encrypted Site